By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…
Warbixin_Waside xaalka magalada Gaissa Dilalki malmihi ogu dambeyay Dhacay kadib
By Ayanle Dhiire
Iyado Dhawaan Ay magalada Garissa ee xarunta Gobolka waqoyi bari kenya kadhacen Dilal aad u folxun Ayuu hadana xaalka magaladu aad u deganyahay, Waxa Ay ahyd Dhacdo foolxun oo ay Xiggen kuwa lamida kadib markii si Arxan darro ah hal mell ah loogu dilay Dhalinyaro kayar Da’da 20 Sano Waxa kasii Darreyd markii lawaeydiyay sharcigoda kadibna lakala saaray oo kuwo Deggan gaar ah lalaayay, Qaar Kamida Odayasha Dhaqanka ee Magalada oo Ay warbahiinta Boundless Media la xariirtay waxa Ay ku tilmaamen wax aan taarikhda kadhiciin magalada,
”Magalada Garissa waxa kadhaco Isku dhacyo qabaailo walala Ah oo inta badan kabilowdo Dhulka Waxana hada Jiray Dilal mudo socday oo uu dhaxeyay labada rer ee Hada ay Dhibto dhax martay Malmo Kahor intii uusan Dhibku dhiciin Waxa uu Magalada Nairobi kulan looga hadlayay xaaladaha katagan xaafada kunaso Dhax maray Wasiirka Gashandhiga Dalka Wakilka Aqalka Senet ka gobolka Garissa iyo Xildhibanka Degmada Garissa oo sida uu bartiisa Facebook ku shaciyay Abdul ku sheegay in ay kawada hadleen xaaladaha kataagan kunaso!
Dhacdooyinkii Dhacay kadib waxa Ay madaxda Gobolka eeda oogu weyn Dusha kasaaren Laamaha Amaanka iyago kutilmamay in Ay ka gaabiyeen shaqadodii Waxa Ayna Qaaden talaaboyiin Dhawr Ah oo Ay kamid yihiin Jojinta Qodista Dhagaxa iyo Qabsashada Dhulalka Iyago ku sheegay labadan qodob in ay yihiin kuwa sababo dhibatoyiinka Dilalka’
Hada xaalka magalada Aya degen Sida uu noo sheegay mid kamida wax garadka Gobolka oo aan la xariiray Labada rer Aya isku imaday waxa Ayna ku heshiyeen in Ay isku imadaan malinka Arbacada ee horteena ah Waxa uu shegay in ay xaalado sahlan tahay oo ay Iyagana Dhax gali Donan oo codsigas la imaaden Hawshana waxa la isku raacay in Dhaqanka lagu dhameyo ayu yirii Cisman Ibrahim Abdi Afmaror oo kaimida odayasha Dhaqanka Magalada Garissa!
This Post Has 0 Comments