By isxaaq Rahiid Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ku howlan dib…

wiil 10jir ah oo kuleeyl dartiis ugu geeriyooday baladweyne
By isxaaq Rashiid Wararka naga soo garaya magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa sheegaya in maanta wiil 10jir uu ugu geeriyooday kuleeyl daran oo ka jira magaaladasi
ehelada wiikiisa oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu wiilkooda u geeriyoday kuleylka xaddhaafka ah waxana baladweyne uu gaaray heer ka kuleeylka 39
dhacdadan ayaa aad looga hadal haya gudaha magaaladasi baladweyne
This Post Has 0 Comments