Skip to content

Xeer ilaaliyaha oo ugu yeedhay maareeyaha magaalada “cadaanka cunsuriga ah”

Nasreen Sheikh Youssef ayaa loo doortay xeer ilaaliyaha magaalada Portland lakin la rabo in laga qaado xilka kadib markii ay mareeyaha magaalada ugu yeedhay cunsuri ah.

Dad kale oo xilka haaya magaalada iyo ku dagan magaalada ayaa taageersan Nasreen halkaana diidan in xilka laga qaado, ayna sheegeen inay fiicantahay in cadaanku dhagaysto madaamo ay qof dumar madow ah tahay ayna sameeynayso sharciyada cadaanku ay sameeynayaan halkaasna saameynayso dadka madowga ah.

Nasreen Sheikh-Youssef

Sheikh-Yousef kamay jawaabin dhowr codsi oo wareysi ah usbuucii la soo dhaafay si ay u sharaxdo mowqifkeeda. Waxay ku sheegtay e-mayl Arbacadii in aysan la hadli doonin wargeyska waxayna codsatay in weriyuhu uusan mar dambe la soo xiriirin. Waxay sidoo kale garab istaagtay hadaladeedii hore iyo tweets-keeda.

Sheikh-Yousef kamay jawaabin dhowr codsi oo wareysi ah usbuucii la soo dhaafay si ay u sharaxdo mowqifkeeda. Waxay ku sheegtay email Arbacadii in aysan la hadli doonin wargeyska waxayna codsatay in weriyayaashu uusan mar dambe la soo xiriirin. Waxay sidoo kale garab istaagtay hadaladeedii hore iyo qoraalkii ay galisay barta bulshada.

Guddigu wuxuu soo dejin doonaa taariikhda iyo waqtiga dhageysiga dadweynaha ee ugu horreeya, kaasoo ay tahay inuu ku qabsoomo 30 maalmood gudahood laga bilaabo kulankiisa ugu horreeya.

Halkaan kala soco wixii soo kordha.

Back To Top