skip to Main Content

Xiisad ka taagneyd gobolka Mudug oo xal laga gaaray

By isxaaq RashiidMaamulada Galmudug iyo Puntland ayaa ku guuletstay in ay kala dhex galaan  laba maleesiyo beeleed oo ka soo kala jeeda degaannada Pinuntland iyo Galmudug oo ku dagaalamay  degaano ka tirsan gobolka Mudug

Mas.uuliyiiin ka kala socda  Maamulada Puntland iyo Galmudug islamarakaana tagay degaanka Saax qurun ee gobolka Mudug ayaa  kala qaaday maleeshiyaadka halkaas ku dagaalamay iyagoo sheegay in Heshiis ay kala dhex dhigeen waxgaradka labada beelood ee halkaas ku dagaalamay.

Degaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ku dagaalamayay maleeshio beeleedyo ka soo kala jeeda  Puntland iyo Galmudug.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top