Skip to content

Xildhibaanada labada Aqal oo Ansixiyay dastuurka

By isxaaq Rashid Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dastuurka dalka.

Kulanka xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka furmay xarunta Villa Hargeysa, waxaana kooramka soo xaadiray 253 mudane oo kala ah 212 xildhibaan oo Golaha Shacabka 42 senitoro  oo Aqalka Sare ah..

Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulanka shir guddoominaya, wuxuuna ku dhawaaqay in la ansixiyey dastuurka.

Talaanada lagu Ansixiyay  dastuurka ayaa ku soo aadeysa xilli, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Farmaajo iyo sheekh Shariif iyo siyaasiyiinta kale  ee mucaaradka ah   ay ka  soo horjeesteen wax ka bedelka dastuurka iyo Ansixiintiisa .

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top