skip to Main Content

Xubin ka tirsana As oo dowladda isku soo dhiibay

By isxaaq Rashiid Xubin ka tirsan As  oo lagu bmagacaabo Cabdi Maxamed Caraaye oo Magaca AS looga yaqaano uu yahay (C/rashiid) ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Buula -Mareer ee gobolka Shabeellada Hoose.

Ninkan  ayaa muddo 14 sano ah ka mid ahaa AS  wuxuu u qaabilsanaa Gobolka Shabeellada hoose.

Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in  bilihii la soo dhaafay ay isasa soo dhibeen xubno badan oo ka tirsan AS

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top