Skip to content

Xubno AS ka tirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka hiiraan

by isxaaq Rashiid Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqayn lagu dilay xubno ka tirsan AS oo isku aruursanayay tuulada Hilow Bacaad oo 8 kilo mitir dhinaca koofur galbeed ka xigta degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.

Hawlgalkan ayay dawlada Federaalka Soomaaliya sheegtay in uu qatay mudoo saacao ah waxaana lagu dilay sida dawladu sheegtay illaa iyo 60 xubnod oo ka tirsan AS laaguna baa’biyay saanad ciidan oo ay wateen.

Hawlgalkan ayaa waxaa iska kaashaday Ciidanka Qaranka oo gacan ka helaya saaaxibada Caalamka ayaa lagu yiri qoraal kooban oo lagu daabacay warbaahinta dawlada.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top