Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Xubno ka tirsan AS oo isku soo dhiibay Dowladda
By isxaaq Rashiid 1-Xasan Macalin Aways oo looyqaan (jindullaah ) 2- iyo Cabdullahi Ibraahim Maxamed oo isna loo yaqaan ( jabal ) kuwaas oo isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay.
Labadan xubnood ayaa Ka tirsanaa AS muddo 3 sanno ah iyagoo ka dagaal galay gobollada dalka qaarkood waxaana ay sheegeen inay ka soo laabteen ka mid noqoshada AS
Muddooyinkii u dambeeyey waxa jira sida dawladu ay sheegtay cubno ka tirsan AS oo isu soo dhiibaya Ciidamada Qaranka.
This Post Has 0 Comments