Skip to content

Xubno kamid ah As oo weerar cirka lagu dilay Faah faahinta aqriso

By isxaaq Rashiid In ka badan 200 Xubnood ii ka tirsan  Alshabaab isugu jiray kuwii ku dhaawacmay weerarkii  lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah la eegteen saaxiibada Soomaaliya ka caawiya dhinaca la dagaalanka Alshabaab & dagaalo ka dhacay gobolka Jubada Hoose  .

Deegaan lagu magacaabo Dalaayad oo qiyaas ahaan 18-KM degmada Badhaadhe ujira ayaa lagula eegtay duqeynta xubno badan oo ka tirsan Alshabaab kuwaas  oo doonayay in at u soo gurmadaan shabaabkii weeraray deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubada hoose.

Hay’adaha amniga Jubbaland ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in weerarka dhanka cirka ah ee Alshabaab lala eegtay uu sababay khasaaro xooggan oo la gaarsiiyay Alshabaab

Tan iyo intii uu bilowday howlgalka ka dhan ka ah Alshabaab ee gobolka Jubada hoose ayaa Ciidamada Xoogga dalka  &  kuwa Daraawiishta Jublabd ayaa waxaa Alshabaab looga qabsaday degaano badan oo ay ku sugnaayeen ku n balse Ciidamada Xoogga dalka & kuwa Jubland ay la wareegeen

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top