Skip to content

Xubno katirsan AS oo lagu qabtay howlgalo laga sameeyay galgaduud

By isxaaq Rashiid Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 85-aad ee guutada 77 iyo Ciidanka Deeganka ayaa Howlgal qorsheeysan oo ay ka fuliyeen inta u dhaxeeysa Deeganada Masagawaa & Waniinle kusoo qabtay  Mowlid Cali dhuxuloow oo  ka tirsan Alshabaab  .

Sarkaal ka tirsan Ashabaab ee lagu magacaabo Mowlid Cali Dhuxuloow lagana soo qabtay Deeganka Waniinle ee gobolka Galgaduud ayay Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deeganka  heleen  xogtiisa ka dibna gacanta ayaa lagusoo dhigay.

Muddooyinkii dambe degaanada Bariga gobolka Galgaduud waxaa ka socday Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab .

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top