By isxaaq Rashiid Ra’iisul Wasaaraha XukuumaddaFederaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaaradda…
Xukunka Taliye Boolis ,ilaaladiisa oo lagu helay in aay dil geeysten
By isxaaq Rashid Xukun dil ah ayaa lagu xukumay Taliyihii Degmada Heliwaa iyo Gacan yarihiisa oo ay ku cadaatay dilka Marxuum Ganacsade Abuukar Axmed Kaabax.
Sidoo kale Xabsi 15 sano ah ayaa lagu riday Liibaan Maxamed Axmed oo maqana ah sidoo kalane ahaa abaabulihii dilka Marxuumka lacagna ku bixiyay, halka xubnaha kale oo Maleeshiyada iyo farsama yaqaanka isugu jiray lagu xukumay Xabsi min 10 sano ah.
Hal qof ayaa lasii daayay waana Maxamed Xasan Cismaan oo dambe lagu waayay.
This Post Has 0 Comments