By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Abshir (Qaanqaa) ayaa sheegay sababaha dalkooda loogu celinayo…
Yaa kamid ah golaha wasiirada cusub ee Puntland ?
By isxaaq Rashid Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa soo saaray Liiska Cusub ee Golaha wasiirada Puntland
Golaha Wasiirada cusub ee Puntland ayaa ka ballaaran kii hore iyadoo lagu soo kordhiyay wasaarado cusub kadib markii la kala qaaday Wasaaradaha qaarkood.
Sidoo kale Waxaa jira shakhsiyaad hore uga tirsanaa Xukuumaddii mudda xileedkii hore ee Madaxweyne Deni oo mar kale ku jira Golaha Wasiirada cusub.
Wasiiradaha Puntland ee la magacaabay ayaa ka kooban 21 wasaaradood
Halkaan Hoose ka Akhriso :
- Wasaaradda Caddaaladda Maxamed C/wahaab Axmed
- Wsaaradda Amniga iyo DDR Ibraahim Cartan Ismaaciil Xaaji Bakiin
- Wasaaradda Arrimaha gudaha Cabdi Faarxa Juxa
- Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Faarax Maxamuud
- Wasaaradda Qorsheynta Daa’uud Maxamed Cumar
- Wasaaradda Waxbarashada Fu’aad Abshir Axmed(Adeer)
- Wasaaradda Caafimaadka Siciid Jaamca Qorsheel
- Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka Faarax Cawad Jaamac
- Wasaaradda Dekadaha Shaakir Maxamed Guuleed
- Wasaaradda Duulista Hawada Cabdullahi Bile Nuur
- Wasaaradda Haweenka Maryan Axmed Cali
- Wasaaradda Warfaafinta Maxamuud Ceydiid Dirir
- Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Axmed Shire Siciid
- Wasaradda Xanaanada Xoolaha Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux
- Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelada Cimilada Maxamed C/raxmaan Faroole
- Wsaaradda Kaluumaysiga C/risaaq C/llaahi Xagaa
- Wasaardda Shaqada iyo Arimaha Bulshada C/raxmaan Axmed Cabdulle
- Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Liibaan Muuse Cusmaan
- Wasaaradda Gargaarka Ubax C/rashiid Maxamed Xirsi
- Wasaaradda Beeraha Maxamed C/qaadir Saalax
- Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Hodon Siciid Xasan
This Post Has 0 Comments