By Moses Muli Education CS Ezekiel Machogu during a past meeting in his office. PHOTO…
Xujeey ku gubatay hotelkii aay daganayen
Inta la xaqiijiyay 8ruux oo u dhashay dalka Pagistaan ayaa ku geeriyooday dabkakacay hotel ku yaalla magaalada barakeysan ee Maka dalka Sacudiga 6 kalana waxaa la sheegay in aay ku dhawacmeen dhacdadaasi
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Pakistaan ayaa xaqiijiyay dhacdadan qabsatay muwaadiniintoda oo kamid ah kumananka muslimiinta ah ee halkaasi u tagay gudashada waajibadka cumrada
This Post Has 0 Comments