Dawlada Ciraaq oo dalbaday in Ciidanka Maraykanka laga saaro dalkeeda
By isxaaq Rashiid Dawladda Ciraaq ayaa ku eedeysay Maraykanka in ay si aan ka fiirsi lahayn uga sii darayaan xaalka, kadib duqaymo kale oo ciidamada Maraykanku ku qaaday kooxaha ay Iran taageertu eek u sugan dalkaas. Afhayeen u hadlay ra’iisul…