Khasaare ka dhashay Qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho
By isxaaq Rashiid Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya qaraxa koowaad uu ka dhacay isgoyska Dabka, gaar ahaan agagaarka saldhigga booliska ee degmada Waaberi waxa uu ahaa…