Booliska Soomaliya oo war ka soo saaray Qarax lagu weeraray xarunta gobolka banaadir iyo Qasare ka dhashay
by isxaq Rashid Uga yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax ka dhacay Degmada Xamarweyne WARSAXAAFADEEDKA BOOLISKA Degmada Xamar weyne, Maanta 16 Jan 2024, abaaro 11:40Am, yaa qof naftii haligaa isku qarxiyay banaanka hore ee makhaayada Alhindi. Qasaaraha ka dhashay,…