Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka degmada Kaxda la qaatay Kulan Afur Wadareed ah.
By isxaaq Rashid Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa degmada Kaxda uga qeyb galay Kulan Afur Wadareed lagu muujinayey amniga iyo horumarrada kala duwan ka jira Caasimadda dalka ee Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay…