Maraykanka oo soo bandhigay Sawirada iyo Magacyada Askarta laga laayay
By isxaaq RashiidDowladda Mareykanka ayaa shaacisay magacyada saddexdii askari ee looga dilay duqeyntii Axadi ka dhacday Jordan. Saddexdaas sarkaal ayaa kala ah: Sgt William Jerome Rivers, oo 46 sano jir ah. Specialist Kennedy Ladon Sanders, oo 24 sano jir ah…