KORNEEL CISMAAN MAXAMED JEELLE OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY CAASIMADDA MUQDISHO
KORNEEL CISMAAN MAXAMED JEELLE OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY CAASIMADDA MUQDISHO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Dowladdii…