skip to Main Content

Sharkadda hormuud oo ka hadashay duqeyn lagu burburiyay xarun aay laheyd

Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo war saxaafadeed kasoo saartay duqeymo diyaaradeed oo xalay lagu burburiyay xaruntii shirkada degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe. Waxaana deegaankaasi ka go’ay adeeygadii isgaarsiinta iyo EVC Plus oo lafdhabar u ahaa nolosha dadweynaha

By isxaaq Rashiid

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top