Skip to content

5 qof oo lagu toogtay Ingiriiska

  1. by abdinajib abdullahi

Ciidamada booliska ee boqortooyada Ingiriiska ayaa sheegay in toogasho wadareed la gaystay ay ku dhinteen 5 qof.
Laamaha ammaanka ayaa dhacdadan oo dadka ku nafwaayay ay isugu jiraan saddex haween iyo labo rag ah ku tilmaamay mid naadir ah.
Booliska ayaa laga soo xigtay inay ka falceliyeen toogashada oo ka dhacday magaalada ku taalla koonfurta galbeed ee Britain ee Plymouth.
Waxay halkaasi ku dileen ninkii weerarka soo qaaday ee rasaasta ku furay guri la deggan yahay.

xquuqda weydhowrantahay:Boudless media

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top