Skip to content

Kulamo xal loogu raadinayo Shaqadii dhawaan ka dhacday baraawe oo ka socda magaaladasi

By isxaaq Rashiid Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada CQS Col Liiban Cali Yarow ay Wehliyaan Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Darajada 1aad col Hassan cali nur Shute. Wasiirka Cadaalada KGS iyo Gudoomiyaha Gobolka Sh.hoose ayaa Maanta Kulan la yeeshay Ciidankii ku Dagaalamey Magaalada Baraawe,

 

Dhamaan Ciidanka ayaa laga wareystay Sida ay wax u dheceen iyadoona Maxkamada Ciidamada ay Amar buuxa Ciidanka ku siisey in ay is walaashadaan kana shaqeeyaan Nabada Magaaladan.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top