Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Shirka madaxda qaranka iyo Siyaasiyiinta oo maalinkii labaad galay
By isxaaq rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya shirka Wada-tashiga madaxda qaranka iyo madaxdii hore ee dalka oo maanta galay maalintiisii labaad.
Kulanka maanta waxaa ka qayb-galaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisulwasaaraha XFS Mudane Xamze Cabdi Barre.
This Post Has 0 Comments