Skip to content

Dowladda Soomaaliya oo ciidamadii ugu badnaa u dirtay Galgaduud

By isxaaq Rashiid Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Fareey oo Ciidamada la hadlay ayaa kula dardaarmay Ciidamada ionay daradar geliyaan howlgalka ka dhanka ah AS , isaga oo Ciidamada u ballan qaaday hadii ay degaannada Bariga Gobolka Galgaduud ka saaraan AS  uu ka farxin doono.

Sareeye Gaas Sareeye Gaas Cali Caraaye Cosoble ayaa dhankiisa sheegay in Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ay hadda u diyaarsan yihiin sidii AS  guud ahaan dalka looga xoreyn lahaa, isla markaana dhankooda ay Ciidamada garab taagan yihiin.

Ciidamadaan laga sagootiyay Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa looghu talo galay inay xorreeyaan degmooyinka, Ceeldheer, Galcad, Masagawaay iyo degaannada kale ee kuyaalla Bariga Gobolka Galgaduud.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top