skip to Main Content

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis sameeyay iyo masuuliyinta la magacaabay

By isxaaq Rashiid Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, halkan Ibraahim Aadan Ibraahim isna uu u magacaabay Agaasime Ku Xigeenka Xarunta Qaran ee Tubsan.

 

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top