Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo…

Digniin ka soo baxday dowladda Somaaliya
by isxaaq Rashiid Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa soo saartay digniino la xariira Roobab la filayo dhamaadka bishaan iyo bilowga bisha December ee Sanadkaan ka da’aan dalka Soomaaliya.
Qoraal kasoo baxay Hay’adda ayaa waxaa lagu sheegay in Roobabkaas laga cabsi qabo inay wataan daadad iyo dabeylo xoogan, isla markaana ay waxyeelo geystaan.
This Post Has 0 Comments