Skip to content

Siciid deni oo markale loo dortay madaxweynaha puntland

By Ayanle Dhiire 

Doorasho wareeggii saddexaad la isla aaday ayuu ku guuleystay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni oo markii labaad noqonaya madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed  Puntland ee shanta sano ee soo socota.
Waxaa uu helay 45 cod cododkii la tiriyay halka Guuleed Saalax Barre oo wareegga saddexaad ay isla aadeen ayaa isna helay 21 cod ah.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top