Wararka laga helayo degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo…

Maxaa ka soo baxay shirka Wasiirka Maaliyada XFS iyo mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed?
By isxaaq Rashiid WasiirkaMaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta iyo maamulka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.
Shirka ayaa diiradda lagu saaray sare u qaadidda dakhliga Dowladda, kobcinta dhaqaalaha iyo wadashaqaynta Dowladda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee canshuur bixiyeyaasha ah.
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirtaa sidii loo kobcinlahaa dhaqaalaha loona abuuri lahaa fursado maalgashi oo gudaha iyo dibadaba ah.
This Post Has 0 Comments