skip to Main Content

Hawlgal lagu dilay Xubno ka tirsan AS oo ka dhacay gobolka Baay

By isxaaq Rashid Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya Ciidanka Degaanka ayaa howgal  lagu   dilay  Xubno ka tirsan Al-shabaab  ka sameeyey gobolka Baay.

Howlgalka ayaa ka dhacay degaanka Sarman dheere ee gobolka Baay iyadoo Xubnaha  Alshabaab la weeraray qaar la dilay qaarna nolosha lagu qabtay.

Ciidanka xoogga iyo kuw degaanka ayaa weli howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Alshabaab kawada qaybo ka mid ah gobollada dalka.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top