By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…
Xiisad ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo
By isxaaq Rashiid Wararka ka Imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof oo saddex ka mid ahi ay dumar ahaayeen lagu dilay, iska-hor-imaad halkaasi ku dhexmaray laba malleeshiyo beeleed.
Wararka ayaa sheegaya, in la gubay Suuqa weyn ee degmada Luuq waxaana halkaas ka socda dadaalo lagu qabaajinayo Xiisada halkaas ka taagan.
Gudoomiye ku xigeenka Amniga gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji iyo Ciidamo uu Hogaaminayo ayaa gaarat degnada Luuq ee gobolka Gedi isalamarkaana kala dhex galay maleeshiyaadka dagaallamay .
Dagaal ka dhacay degmada Luuq ayaa bilowday ka dib markii Askari uu Askari kale uu ku dilay degmadaas .
This Post Has 0 Comments