Dood dheer kadib baarlamaanka oo ansixiyay miisaaniyada sanadka 2022
By Abdinajib Abdullahi Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wada-jir ah yeeshay ayaa ansixiyay miisaaniyadda Qaranka ee 2022-ka. Xildhibaanada ayaa waxay 3-dii maalmood ee lasoo dhaafay dood adag ka yeesheen arrimaha la xiriira miisaaniyadda dowladda…