DF oo Imaaraadka kala wareegtay lacaga dhan $9.6 Milyan
By Abdinajib Abdullahi Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Imaaraadka Carabta kala wareegtay lacag gaareyso 9.6 Milyan oo Dollar oo ay xukuumadda Abu Dhabi ugu tala-gashay inay qeyb ka noqoto taakulada dadka ay saameynta weyn ku reebeen abaaruhu, xili…