Murashaxiinta mucaaradka oo dhexdooda is kala reebaya
By Abdinajib Abdullahi Doorashadii guddoomiyaha baarlamaanka aqalka hoose iyo aqalka sare, ayaa bannaanka keentay guuldaro siyaasadeed oo soo wajahday murashaxiintii Nabad iyo Nolol. Kooxaha mucaaradka ee u midoobay ayaa qaatay dhammaan kuraasti guddoonka ayada oo doorashooyinkaasi aysan kusoo bixin wax…