Putin oo kasoo horjeestay qorshaha wadamada G20
By Abdinajib Abdullahi Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa doonaya inuu ka qayb-galo shir madaxeedka G20 oo ay martigelinayso Indonesia dabayaaqada sanadkan, sida uu ku dhowaaqay safiirka Ruushka u fadhiya caasimada wadanka Jakarta. Arrintan ayaa soo shaac-baxday, iyada oo qaar ka…