Ruushka oo caawimaad weydiistay Shiinaha xilli uu xoogeystay dagaalka Ukraine
By Abdinajib Abdullahi Ruushka ayaa qalab militari weydiistay Shiinaha, xilli weli uu socdo duulaanka ay ku qaadeen Ukraine, waxaa sidaas ku warramay wargeysyada Financial Times iyo Washington Post oo soo xiganaya saraakiil Mareykan ah. Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay suurta-galnimada heshiis…