Sidee lagu xaliyey muranka kuraasta Aqalka Sare ee ka harsan HIRSHABEELLE?
by Abdinajib Abdullahi Magaalada Jowhar ee caasimada HirShabelle waxaa saacadaha soo socda ka dhacaya doorashada labada kursi ee ugu dambeysay, kana harsanaa xubnaha Aqalka Sare ku metalata maamulkaasi, kadib markii xal laga gaaray murankii hareeyey kuraastaas, kaas oo sameeyey habsami…