Rooble oo ka horyimid go’aankii madaxweyne Farmaajo ee magacaabista taliyaha NISA
by abdinajib abdullahi Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka horyimid magacaabistii taliyaha Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud, kaas oo saqdii dhexee ee xalay uu magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qoraal rasmi ah oo ka…