Kenya Nin iska dhigayay sarkal Nis Ah oo la maxkamadeyay
By Ayanle Dhiire Waxaa maxkamad la soo taagay eedeysane lagu magacaabo Laban Mutuku Lola oo ay da’diisu dhexdhexaad tahay. Ninkan ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu iska dhigay sarkaal ka tirsan adeegga qaran ee sirdoonka ee NIS sidaasina uu…