Gudomiyaha Gobolka Afdheer Oo Booqday Degmada Degmada Doolo-Bay
By Ayanle (Boundless Media) Maamulka gobolka Afdheer iyo ka degmada Doollo-baay ayaa soo kormeeray dugsiga sare iyo xarunta caafimaadka degmadaasi Doollo-baay. Kormeerkan oo ay hoggaaminayeen guddoomiyaha gobolka Afdheer Mudane Shugri Xasan Barre iyo Madaxa Arrimaha Xisbiga Barwaaqo ee gobolka Afdheer…