Feysal cali waraabe oo dhaliil u jeediyay xukuumadda Soomaliland
By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Soomaliland ku dhaliilay in ay ka gaabisay difaaca degaannada Soomaaliland. Guddoomiye Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dagaalkii gobolka Sool la doonayo in loo rogo mid…