Xiisad coladeed oo ka taagan deegan aay ku dagaalamen laba beelod
By isxaaq Rashiid Xiisad dagaal ayaa saaka markale waxaa ay ka taagan tahay degaanka Dararweyne oo hoostaga Magaalada Ceelafweyn ee Gobolka Sanaag, halkaas oo shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed. Dagaalkii shalay ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday…