Macalin dugsi Qur’aan iyo walalkiis oo dhaqtar ahaa ayaa lagu dilay gobolka galgaduud
By isxaaq Rashiid Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay kudileen degaan u dhow Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug Macalin Dugsi Qur’aan iyo Walaalkiis oo dhaqtar ahaa. Maleeshiyaadka hubeysan ayaa alle ha u…