Ciidamada amaanka muqdisho ayaa qabtay xubno ka tarsan AS kadib howlgal aay sameeyen
By isxaaq Rashiid Maamaulka gobolka Baanadir ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay xubno ka tirsan AS oo ka soo cararay furimaha dagaalka kuwaasi oo doonaayay inay falal amini daro ka geystaan Magaalada Muqdisho Guddoomiyaha degmada Wartanabada Seynab Xaabsey ayaa tilmaamtay…