Xubno AS ka tirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka hiiraan iyo xogo ka soo baxaya
By isxaaq Rashid Dawlada Federaalka ayaa sheegaty in hawlgal qorshaysanoo ciidanka Qaranka kasameeyeen degaaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan, halkaas oo khasaare culu loogu geystay AS Hawlgalka waxaa lagu beegsaday seddax xarumood oo AS ay lahaayeen deegaanka, kuwaas oo dhamaantood la…