Shirar xasaasiya oo laascanood ka socda iyo Isimada SSC oo Somaaliland ugu baaqay in aay kala baxdo ciidankeeda Gobolka Sool
By isxaaq Rashiid Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Hogaanka Isimada Dhaqanka SSC oo ka hadlayay xaalada Amni ee Gobolka Sool ayaa markale dalbaday in Ciidaamadda Soomaaliland laga Saaro gobolka Sool islamarkaana madaxda Soomaaliland ay kalaa hadli doonaan…