Khasaare ka dhashay qarax miino oo ka dhacay deeganka Daaru-Nicma ee shabeelaha dhaxe
By isxaaq Rashiid Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in Qarax Miino oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Degaanka Daaeunicmaa ee gobolka shabeelada Dhexe. Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay sida la sheegay Gaari…