Duqeymo diyaaradeed oo lala beegsaday goobo aay AS joogaan
By isxaaq Rashiid Saacadihii la soo dhaafay duqeymo diyaaradeed ayaa waxaa ay ka dhaceen degaano kuyaalla xadka u dhaxeeya Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud. Diyaaradaha dagaal ayaa sigaar ah waxaa ay duqeymaha uga fuliyeen degaanka Cali Hayle ee u yaala…