Skip to content

Baarlamaanka Puntland ayaa shaaciyey in ay ansixiyeen wax-ka-beddelka Dastuurka.

By isxaaq Rashiid 

Baarlamaanka Puntland ayaa shaaciyey in ay ansixiyeen wax-ka-beddelka Dastuurka.

34 Xildhibaan ayaa oggalaatay , hal mudane ayaa diidday, ma jirto cid ka aamustay, sidaa ayaana la sheegay inuu ansax ku noqday soo jeedinta in wax laga beddelo Dastuurka, iyadoo fadhiga ay soo xaadireen 35 Xildhibaan – sida lagu shaaciyey bogga Baarlamanka oo baahiyey sawirradan.

 

Dagaalka Garoowe ayaa weli sidoo kale socda, iyada oo si joogta ah loo maqlayo hubka waa weyn.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top