Skip to content

Booliska Ayaa dilay nin ay u maleeyeen inuu dilay sargaal.

Nin u dhashay gobalka Colorado ayaa boliska xabadeeyeen ka dib markuu dhaxgalay gaadmo lagu waday nin sargaal toogtay.

Dhacdadaay ayaa waxaa ku dhintay saddex qof, Booliska la faro xumeeyay halkaasna lagu dilay isagoo isticmaalay qoriga AR-15 lloyaqaan.
Goobjooge ayaa xabadiisa la soo baxay halkaasna ku toogtay ninkii dilay askariga.

Booliska marka ay goobta imaadeen ayay arkeen nin haaya qorigii loo sheegay in lagu dilay askariga halkaasna ay ku toogteen goobjoogihii (John Hurley) 40 jir.

Booliska ayaa baadhitaan lagu wadaa halkaasna lagu ogaanayo hadii askariga toogtay goob joogaha uu ku saxsanaa arinkaas.
Halkaan kala soco wixii akhbaar ah soo korodha.

Back To Top