Skip to content

Bulshada rayadka oo ka so horjeestay Magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka

By isxaaq Rashid Dallada Bulshada Rayidka ee SONSA waxa ay walaac ka
muujineysaa kana soo horjeeda ansixinta ay golaha wasiirada dowladda federaalka ku
ansixiyeen shirkoodii 14 Maarso 2024 xubnaha lagu magacaabey Golaha Warbaahinta
Qaranka.

Bulshada Rayidka waxa ay aad uga xun tahay in markii labaad ay isku dayaan Wasaarada
Warfaafinta dhismaha Golaha Warbaahinta oo baal marsan xeerka warbaahinta waana
nasiib daro weyn in aanan wax laga baran qaladaadkii hore loo galey ee sababey in golaha
warbaahinta dhismi waayo.

Sidaas darteed Bulshada Rayidka waxa ay u aragtaa talaabadaan mid aan waafaqsaneyn
xeerka warbaahinta qodobkiisa 14 firqooyinka 1aad ilaa 6 aad oo tilmaamayo nidaamka iyo
qaab dhismeedka Golaha Warbaahinta Soomaliyeed kaas oo ah sida hoos ku qoran.

Golaha waa in uu ahaado mid ka madax banaan laguna soo dhiso wadatashi ay qayb ka yihiin Wasiirka Warfaafinta, Ururada Warfidiyeenada iyo Guddoomiyaha Bulshada Rayadka ah.

Xeerka waxa uu qorayaa in xubnaha Golaha waa in ay ka kala imaadaan qaybaha hoos ku
qoran – Warbaahinta Dawladda.

3 xubnood, mid dumar ah.

3- Warbaahinta gaarka ah 3 xubnood

3- Ururrada bulshada rayidka 3 xubnood.

Hadaba iyadoo la ilaalinaayo xeerka warbaahinta lana xaq dhoowrayo madax banaanida iyo
howlaha saxaafada waxaan u soo jeedineynaa Ra’isul Wasaaraha Dowlada Federaalka in dib
loo eego xubnaha golaha warbaahinta oo ay golaha wasiirada ansixiyeen 14 bishii Maarso
2024. Sidoon kale Bulshada Raydika waxa ay ugu baaqayaan guddiyada warfaafinta ee
baarlamaanka Federaalka in ay ka hor

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top